Mogadishu - Somalia
Saturday, March 15, 2025

Shirka Madaxda Qaranka oo galay Maalintii Afraad

Thursday March 25, 2021 - 16:20:19
0 Faallo
1027
Super Admin
Madaxda Qaranka oo maalintii afraad shir uga socdo Afisyoonio.

Madaxweynaha Jamhuuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta guddoomiyey Shirka Wadatashiga Qaran ee Dhammays-tirka Arrimaha Doorashooyinka oo galay maalintii afraad, waxa ayna Madaxdu sii ambaqaadeen qorsheyaasha lagu hirgelinayo fulinta heshiiska 17-ka Sebtembar kaas oo Labada Gole ee Baarlamaanku ansixiyeen.

 

Kulankan waxaa ka qeyb galay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble, Madaxweyneyaasha Dowlad Goboleedyada, Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed, Galmudug Mudane Axmed Cabdi kaariye, Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cumar Maxamuud Maxamed.


Qodobo La xiriira


Faallo ka bixi

Update cookies preferences