Mogadishu - Somalia
Saturday, March 15, 2025

Muqdisho:Shirka Wadatashiga doorashada oo galay maalintii labaad

Sunday April 04, 2021 - 11:12:20
0 Faallo
1135
Super Admin
Madaxda Qaranka
Madaxda Qaranka
Afisyooni, Muqdisho, Soomaaliya.
Shirka hordhaca ah ee doorashada dallka oo u dhexeeya madaxweyne Farmaajo, Raysal Wasaare Rooble, Guddoomiyaha Gobolka Banaadir iyo madaxda maamul-goboleedyada oo ka socda xerada ciidamada cirka Soomaaliya ee Afisyooni ayaa galay maalintii labaad.

Madaxda oo shalay is calool xaaratay ayaa maanta gudagalaya ajandaha shirweynaha doorashada oo la shaacin doono marka uu kan dhammaado.

Inta badna madaxda qaranka ee federaalka iyo maamullada ayaa doonaya in hore loo socdo, geeddi socodka doorashadana laga ambo qaado heshiiskii 17 September iyo is afgaradyadii Baydhabo balse madaxda maamullada Puntland iyo Jubbaland ayaan doonistoodu caddayn weli.

Qodobo La xiriira


Faallo ka bixi

Update cookies preferences