Mogadishu - Somalia
Saturday, March 15, 2025

Madaxweyne Laftagareen oo Baydhabo gaadhay, kaddib markii uu fashilmay shirki Afisyooni

Sunday April 11, 2021 - 18:08:51
0 Faallo
1383
Super Admin
Madaxweyne Laftagareen
Madaxweyne Laftagareen
Safarka madaxweyne Cabdicasiis wuxuu imanayaa xilli uu burburay shirkii Afisyooni.

Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdi Casiis Xasan Maxmed Lafta-gareen ayaa gaaray Magaalada Baydhaba ee xarunta ku meel gaarka u ah Maamulkaasi.

Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya ayaa waxaa ku sugan dhammaan Madaxweynayasha Maamul Goboleedyada dalka, waxaana la filayaa in dib mar kale ay isugu soo laabtaan, waxaana socda dadaalo la doonayo in dib loo amba-qaado shirkiifashilmay.


Qodobo La xiriira


Faallo ka bixi

Update cookies preferences