Wuxuu Qoorqoor faahfaahiyey arrimo xasaasi ah
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug, Axmed QoorQoor oo ka hadlay shirkii Afisyooni ee joogsaday ayaa sheegey in uu u burburay dano shaqsiyaad gaar ah iyo doodo aan qusayn doorashada.
Qoorqoor wuxuu ka gaabsaday in uu magacaabo shaqsiyaadka isaga oo tilmaamay in ay soomaalidu wada taqaan, wuxuu xusay ajandaha shirka iyo madaxdii hore tabashadooda la dhegeysto aan laysku hayn balse shirkii Afisyooni uu u burburay dano shaqsiyadaysan waa sida uu hadalka u dhigayo.
"Shirkii Afisyooni wuxuu ka socon waayey dano shaqsi ah iyo doodo ay keeneen rag saaxiibbaday ah". Ayuu yidhi Qoorqoor
Faallo ka bixi