Mogadishu - Somalia
Saturday, March 15, 2025

Wasaaradda Waxbarashada oo shaacisay xilliga lagalayo imtixaanka shahaadiga ah ee dalka

Thursday April 15, 2021 - 19:46:07
0 Faallo
949
Super Admin
Arday Soomaaliyeed
Arday Soomaaliyeed
Wasaaradda Waxbarashada Oo Shaacisay Xilliga La Galayo Imtixaanka Shahaadiga Ah Ee Fasalka 12aad
Wasaaradda Waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay waqti rasmiga ah ee la qadayo Imtixaanka shahaadiga ah ee dugsiyada sare, kaasi oo wasaaraddu sanad waliba ay qaaddo.

Warqad kasoo baxday Wasaaradda ayaa lagu yiri”Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare XFS waxaa ay ku wargelineysaa dhammaan Bahda Waxbarashada in imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasalka 12-aad ee dugsiga sare ee sanad dugsiyeedka 2020-2021 la geli doono 22-ka illaa 26-ka bisha Maajo, 2021″.


Qodobo La xiriira


Faallo ka bixi

Update cookies preferences