Safarka madaxweyne Cabdicasiis wuxuu imanayaa xilli uu burburay shirkii Afisyooni.
Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdi Casiis Xasan Maxmed Lafta-gareen ayaa gaaray Magaalada Baydhaba ee xarunta ku meel gaarka u ah Maamulkaasi.
Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya ayaa waxaa ku sugan dhammaan Madaxweynayasha Maamul Goboleedyada dalka, waxaana la filayaa in dib mar kale ay isugu soo laabtaan, waxaana socda dadaalo la doonayo in dib loo amba-qaado shirkiifashilmay.
Faallo ka bixi