Mogadishu - Somalia
Friday, March 14, 2025

Ruushka iyo Soomaaliya oo xoojinaya xidhiidhkooda.

Thursday April 15, 2021 - 19:59:50
0 Faallo
1223
Super Admin
Ruush
Ruush
Kulankan oo ahaa mid albaabada ay u xirnaayeen ayaa Labada dhinac waxa ay ugaga wada hadleen xoojinta xidhiidhka labada dal.
Wasiiru Dowlaha Arimaha Dibadda ee JFS Mudane Belel Cusmaan ayaa maanta kulan la qaatay Safiirka Jamhuuriyadda Federalka Russia u fadhiya Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo Jabuuti Ambassador Michail Golovanov.

Wasiirka iyo Safiirka ayaa ka wada hadlay xiriirka labada waddan iyo xaaladaha siyaasadeed ee Gobolka Geeska Afrika.

Safiirka ayaa uga ka mahad celiyey Wasiirka qaabilaadda iyo soo dhoweynta uu u sameeyey, waxaana uu u sheegay in Jamhuuriyadda Federaalka Russia diyaar u tahay wax la qabashada Soomaaliya.


Qodobo La xiriira


Faallo ka bixi

Update cookies preferences