
Shirkaddaha Soomaaliyeed waa inay xiriirradooda diiradda ku saaraan SAAMEYNTA ay bulshada ku leeyihiin
Liban Obsiye Saturday, April 10, 2021 Ganacsiyada Soomaaliyeed waxay kaalin weyn ka qaateen, walina ay kaga jiraan dib u soo kabashada dalka. Ganacsiyada gaarka loo leeyahay ee Soomaaliya waa kuwo mid kamid ah minnaaradaha dhifka ah ee wali ka iftiimaya dalka, in kasta oo uu socday dagaal sokeeye oo…