War-saxaafadeed kasoo baxay dowladda Federaalka Soomaaliya iyo hay'adaha samafalka ayaa waxaa lagu sheegay in dalka haatan uu wajahayo biyo yari aad u daran, iyadoo in ka badan 50 degmo oo ay ka jirto xaaladdo abaareed oo aad u daran.
Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa sheegay in boqortoyada Sacudi Carabiya ay dooneyso inay ka soo iibsato Turkiga diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee Drones-ka
Warbixin uu shalay shaaciyay sirdoonka Mareykanka ayaa lagu sheegay, in madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin ay u badan tahay inuu si toos ah u amray, isku day lagu fara-geliyay doorashadi madaxtinimada Mareykanka ee sannadki 2020-ki.